Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sare u kacay qaarka mid ah  qudaarta laga isticmaalo suuqyada magaalada jowhar ka dib fatahaadaha wabigashabelle oo xaalufiyay dhamaan dalagyadii u beernaa beeraleeyda magaalada jowhar iyadoo looga keeno yaanyada deegaanka buurane oo hoostaga degmada mahadaay.

Cadar  Maxamed Xasan oo ka mid ah Haweenka ka Faashleeya Qudaarta sido kalana sandaqad ku leh mid ka mid ah  xaafadaha Magaalada Jowhar ayaa sheegtay qiimaha saakay lakala siisanayay qudaarta in uu yahay Mid Sareeya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here