Guddi ka Shaqeeya Gurmadka Bulshada Degmada Mahadaay oo Taageero  Dalbaday.  

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada Ku Nool Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaa Heysata Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah Taasi oo Sababtay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Cumar Cabdulle Qoor gaab oo kamid ah Dhalinyarada Degamada

isla Markaana Wareysi Siiyay Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar  ayaa Sheegay In ay Sameeyeen Guddi Lagu Magacaabo Guddiga Gurmadka Bulshada Degmada Mahadaay

Kaa oo ay ku Mideysan yahiin Dhalinyaro,Waxgarad iyo Haween Si uu uga Shaqeeyo Wax u Qabashada Dadka Ku Dhibaateysan Degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here