Maamulka Degmada Jowhar Amaro ka Soo Saaray Nadaafad Darada Caasimadda Hirshabeelle.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Si Mugleh isku Soo Taraya Baaqyada ku Aadan Nadaafadda iyo Bilic soo Celinta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Taas oo uu Bulshada u Jeedinayo Maamulka Degmada Jowhar.

Cusmaan Maxamed Muqtaar Baarey oo ah Gudoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar ayaa Maanta Markale Lahadlay Warbaahinta isaga oo Bulshada Ku Nool Degmada Jowhar Ku Amray In Ay Ka Shaqeeyaan Sidii Dib Loogu Celin Lahaa Bilicda Caasimada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinay : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here