Gabdhaha Leh Hal-abuurada Ganacsi oo Taagero Dhaqaale ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guud ahan Haweenka Soomaaliyeed ee leh hamiga xirfada hal-abuurka ganacsi waxa ay wali wajahayaan caqabado ay kamidyihin in aysan helin dhaqaale ay kubilaaban ganacsiyada yaryar, xaga dhaqanka Ayaana mararka qaar muhiimad siinin ganacsiga haweenka iyo in aysan heysan aqoon ama xirfado ku filan.

Nasro Cali Cumar oo kamid ah Gabdhaha Hal-abuurka Ganacsi leh ayaa Waxa ay Madaxda Maamulka Hirshabeelle ka Dalbatay in Hablaha laga Taageero Dhaqaalahii ay ku Bilaabi lahayeen Ganacsiyada si ay Qeyb uga Noqdaan Kobaca Dhaqaalaha Gobolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here