Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Shaqo-abuur ka Dalbaday Maamulka Gobolka

0
159

.Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo ka mid ah dhalinyarada magaalada jowhar ayaa codsi u diray maaulka gobalka iyo kan degmada jowhar  in dhalinyarada gabdho iyo wiilal loo sameeyo shaqo abuur madaama ay leeyihiin mas’uuliyadda shacabkooda xilna ka saran yahay.

Sidoo kale odaayasha dhaqanka ayaa ka mid ah dadka wax laga maqlo maadaama masiirka dalka uu gacanta ugu jiro soona xulaan marka  ay soobaxaan shaqooyinka in iyaga keenaan cida ay mas’uulka ka yihiin Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Ibraahim Aaddan oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here