Xeebta  Warshiikh  oo ka Mid  Noqotay  Goobaha  Dalxiiska  ee  Deegaanada Hirshabeelle.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xeebta  Degmada  Warshiikh  ee  Gobolka  Shabeellaha Dhexe  waxaa  u dalxiisataga  Maalmaha  jimcaha  iyo  khamiista   Boqolaal qof oo ka kala Baxa  Magaalada  Muqdisho iyo qaar ka mid ah  Degmooyinka  Gobolka Shabeellaha  Dhexe.

Qaar ka mid ah Dadka u Dalxiistaga  Degmada  Warshiikh ee  Gobolka  Shabeellaha  dhexe  ayaa  sheegay in ay ka faa, ideystaan  Maalmaha  Nasiinada ay ku jiraan  halka  dhalin  yarada  dagan  degmadaasi  ay  sheegeen in mar kaste ay  utaagan  yihiin  soo  dhaweynta  dalxiisyaasha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here