Qoysas Horleh oo Ka Barakacay Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ee Degmada Balcad.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka Badan 20 Qoys oo Horleh ayaa ka Barakacay Tuulyin Hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Kuwaas oo Hadda Gabaadsanaya Xerada Barakac ee Gargaar laba oo ku Taala Degmada Balcad.

Dadkan oo Beeraley ahaa ayaa ka Barakacay Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Tuulooyin ay ka mid tahay Mukay Dheere ayaa Waxaa Hadda Soo Wajahay Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudomiyaha Kaamka Gar gaar laba Muuse Caalimeey Warmo- Cad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here