Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Foornada Computer oo ka Mid ah Foornooyinka ku yaalla Magaalada Jowhar islamarkaana lagu sameeyo Nuucyada kala Duwan Ee Mac macaanka Sida Xalwada iyo nuucyo kale waxa ayne Shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro Badan kuwaasi oo aan Horay u heyn wax Shaqo ah.
C/ Qaadir Yoonis Yuusuf iyo Cali Xuseen Boorsheey Ayaa kamid ah dhalinyarada ka Shaqeya Foornada Waxa ayna Radio Isnaay u Sheegeen in Shaqadaan Lacagta ay ka Helaan ay ku Dabaraan Nolasha Qoyskooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.