Xulka Kubadda Cagta Hirshabeelle oo Diyaar garowgii u Dambeeyay ku Jira.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabeelle oo Wada Diyaar garowgii ugu Dambeyay ee Xulka Hirshabeelle ku Matalidoona Tartanka Kubadda Cagta Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Si Garoonka Muqdisho Stadium oo uu Tartanka ka Furmidoono Loogu Carbiyo Ciyaartoyda Hirshabeelle.

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabeelle Yuusuf Xaamud Jaras oo la Hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Sanadkan ay Waxbadan ka Badaleen Ciyaartoyda Hirshabeelle islamarkaana ay Tababar Adag Qaateen Ciyraatoyda intii ay ku Sugnaayeen Degmada Balcad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here