Dhalinyaro Olole Nadaafadeed ka Bilaabay Magaalada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan ayaa olole nadaafadeed oo isugujiray Buufinta Cayayaanada sida kaneecada iyo ka shaqeynta Bilicda waxa ay kabilaabeen Xaafadaha Degmada Buulaburte.

Cabdiqaadir Axmed Rooble iyo Maxamed Saalax Nuur oo ka mid ah dhalinyarada Degmada Buulaburte ka bilawday Ololahan is xilqaanka ah ee Nadaafada lagu xoojinayo ayaa sheegay in degmada ay ku soo bateen Cayayaanada islamrkana ka dhalinyaro ahaan ay is xilqaan sameyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here