Beraleyda Tuulada Buurfuule oo Dib u Bilaabay Tacabka Beeraha Fatahaadaha ka dib.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Tuulada Buurfuule oo Kamid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Bilaabay Tacabka Beeraha ka dib Saameyntii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay ku Reebeen Wax soo Saarka Beeraleyda Deegaanada Gobolkani.

Gudoomiyaha Tuulada Buurfuule Cabdullaahi Yuusuf Xuseen oo la Hadlay Radio Isnaay ayaa Sheegay in Hadda ay Bilaabeen Tacabka 15 Hektor oo ay Biyahii Fatahaadaha ka Baxeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here