Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la Soo Daristay Dadka ku nool Tuulada Mukay Dheere.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Wali muuqata Raadadkii ay ka Tageen Fatahaadaha Wabiga shabeelle uu ka Geystay Tuulooyin Hoostaga Degmada Balcad ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Deegaanadaasi Waxaa Kamid ah Tuulada Mukay Dheere ee Duleedka Degmada Balcad Waxaana Inta Badan ka Barakacay Qoysaskii Deganaa Halka Kuwii ku Harayna ay Hadda Heysato Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah Sida uu Radio Isnaay u Xaqiiyay Sayid Cali Cusmaan oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here