Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Baaq u Dirtay Ardayda Deegaanada Hirshabeelle.

0
200

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha Wasaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar Ayaa ardayda Dhigata Dugsiyada Waxbarasho Ee kuyaalla Degaannada Hirshabeelle Ugu Baaqay in ay kuTalagalaan in Ay wax bartaan oo Aysan ku Tashanin in ay Qishaan Imitixaanaadka Dhexe Ee Sana Dugsiyeedka 2020 -2021

Sidoo kale Wasiirka Ayaa Xusay in Wasaaradda ay u taagantahay Tarbiyada Ardayda iyo  Wax barashadooda Sidaa Awgeedna looga baahanyahay Ardayda in ay La yimaadaan Hab Dhaqan Wanaagsan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here