Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoonyahanada bartay Cilmiga Beeraha ee Magaalaada Jowhar ayaa wada qorshe lagu illaalinayo Ciidda ama lagu beero dalagyada kala duwan si kor loogu qaado wax soo saarka beeraha.
Cumar Saalax Cabdi waa bare Jaamacadeed waxa uu ku takhsuusay cilmiga beeraha waxa uu marka hore Radio Isnaay uga waramay muhiimadda Ciidda ay wax soo saarka beeraha uleedahay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.