Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Ganacsiyada Dharka ee Suuqyada Jowhar.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wixii ka Dambeeyay Burburkii Dalka ka Dib Haweenka ayaa Dhabarka u Xirtay Raadinta Nolol Maalmeedka Qoyska Waxaana ay Ganacsiyo kala Duwan ka Sameysteen Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Naciimo Aadan Xasan oo kamid ah Hablaha ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Bilowday ka Ganacsiga Dharka Ragga iyo Dumarka taas oo ay ka Dabarto Nolosha qoyskeeda Balse Waxaa Saameyn lixaad leh Ku yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here