Xirfadda Farsamada Gacanta oo Kaalin ka Qaadata Maareynta Nolosha Qoysas ku Nool Jowhar.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xirfadda Farsamada Gacanta ayaa inta Badan Kaalin Mugleh Ka Qaadata Nolosha Qoysas Badan oo Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Dadka ka Shaqeeyana Waxa ay u Badanayihiin Dhalinyaro.

Maxamed Cusmaan Jalaato oo ka mid ah Dhalinyarada ka shaqeeya farsamada gacanta Gaar ahaanna sameynta jiifafka Guryaha iyo fadhiyada oo wareysi siiyay Idacaadda Isnaay ayaa sheegay in uu ka maareeyo farsamadan nolosha qoyskiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here