Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Wada Qorshe lagu Xakameynayo Fatahaadaha.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xirnaanshaha waddada xiririsa muqdisho iyo jowhar ayaa waxa ay saameyn mug leh ku yeelatay ganacsiga magalada jowhar waxaana sare u kac lagadaremay Rashiinka qutul daruuriga ah.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabeelle Cali Cusmaan Ibraahim oo la Hadlay Radio Isnaay ayaa Sheegay in ay Wadaan Qorshe looga Gaashamanayo Saameynta Fatahaadaha Ku Soo Laalaabta Deegaanada uu Maamulkooda ka Arimiyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here