Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Fariin Adag u Diray Shacabka Hirshabeelle.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mar uu Warbaahinta kula Hadlayay  Gudaha  Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle  Gudoomiyaha  Baarlamaanka  Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa Waxa uu Bulshada ku Nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle ugu Baaqay in ay ka Shaqeeyaan Nabadda iyo Xasiloonida Si Loo gaaro Horumar iyo Isku Filnaansho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here