Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka Qeybqaadanaya Horumarinta Deegaanka.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadahan dambe waxaa dalka ku soo badanaya dhalinyarada waxbaratay oo kaalin muuqta ka Ciyaaraya is dhexgalka bulshada, horumarinta Deegaanka, ka qeybgalka Siyaasada iyo hal abuurayaal soo bandhigay xirfadooda Taasi oo ka tarjumeysa in ay soo laabatay awoodi ay lahayeen dhalinyarada burburkii dalkeena soomaaliya kadib.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here