Haweeney Kamid ah Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba oo Taageero ka Dalbatay Shacabka Soomaaliyeed.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Owliyo Ciiley Mahdi waa hooyo 63 sano jir ah waxa ayna  kamid  tahay  dadka  Baahiyaha  Gaarka ah Qaba  isla  Markaana ay Heysato Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah.

Waxa ay Maalin waliba Fariisataa Dhabarka Dambe ee Hotel Mom oo ku yaala  Magaalada jowhar si ay Kaalmo uga Hesho Dadka Soomaaliyeed ee Halkaasi Maraya Waxaana Lacagta ay Hesho ku Maareysaa Nolosha Lix Carruur ah oo ay Hooyadood Geeriyootay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here