Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Maanta Jowhar lagu Soo Dhaweeyay.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdigan uu Horkacayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji ee Maanta Jowhar Soogaaray ayaa ka soo Ambabaxay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hirraan halkaas oo uu Maalmahii la soo Dhaafay u joogay Xalinta Tabasho ay Qaabeen qaar kamid ah Bulshada Gobolka Hiiraan.

Markii uu Gudoomiyaha Soo Gaaray Magaalada Jowhar ee Casimadda Hirshabelle Waxaa Soo Dhaweeyay Gudomiye ku Xigenka labad ee Baarlamanka Hirshabeelle Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Xildhibaano iyo Urururka Haweenka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here