Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Agab lagula Dagaalo Ayaxa Gaarsiisay Beeraleyda Gobolka Hiiraan.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeelle ahna kusimaha Wasiirka wasaaradda Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa Radio Isnaay uga Warbixiyey safar uu ku  tagay Magaalooyinka Baladweyne ee Gobolka Hiiraan iyo Caasimadda Dalka ee Muqdisho.

Waxa uu Wasiirku  Sheegay in wasaaradda beeraha ay ku guuleysatay in agab loogu talagalay la dagaalanka ayaxa ay uqeybisay Beeraleyda Deegaanada gobolka hiiraan iyo sidii kor loogu qaadi lahaa Wax soo saarka beeraha Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here