Xirfadleyaasha Magaalada Jowhar oo Dib u Shaqo Bilaabay Ka Dib Saameyntii Fatahaadaha Wabiga.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku shaqeysata Xirfadaha Alxanka iyo Goomistaha ee maagalada jowhar ayaa Waxaa Saameyn Xoogan Shaqadooda ku yeeshay Roobabkii ka Da’ay Gobolkani Shabeellaha Dhexe iyo Fatahadaha Wabiga oo inta ugu badan kala xiray Waddooyinka muhiimka ah ee Gobolkani Balse Hadda ayey Dahlinyaradaan Dib u Bilaabeen Shqadooda Si ay Nolosha Qyskooda ugu Maareeyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here