Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga Shiiq Ooyaaye oo ka mid ah Dugsiyada Wax Barasho ee kuyaalla Degmada Jowhar ,waxaana wax kabarta in kabadan 300 oo Arday Kuwaas oo kasoo jeeda Reeraha danyarta ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle sida uu Radio Isnaay u sheegay Maamulaha Dugsiga Cabdirashiid Xasan Guure.
Sidoo kale Cabdirashiid ayaa xusay in ay ku dadaaleen sidii Carruurtaasi ay u heli lahaayeen waxbarasho Bilaash ah ooTayo leh maadaama aysan awoodin in ay dhigtaan iskuulada lacagta ah isaga oo Codsi u Jeediyay Madaxda Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.