Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Gaashaanle Waxa ay Kamid tahay Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaa Saameyn Xoogan Wax soo Saarkii Dadka Deegaankaasi Ku Yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Cagta Mariyay Dhammaan Dalagyadi i u Beernaa Sida uu Radio Isnaay uSheegay Cabdulaahi Axmed Maxamed oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.
Gudoomiye Cabdullaahi ayaa Sheegay in illaa Hadda ay Biyaha Fatahaada Dul Sabeynayaan Dhulbeereedkooda Waxaana uu Maamulka Hirshabeelle ka Dalbaday in Taageero ay u Muujiyaan Shacabka Deegaankaasi ku Dhibaateysan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.