Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Codsigan ay direen Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Muhiimaddiisa lagu Sheegay Sidii dhalinyarada looga qeybgalin lahaa Dhismaha Golaha deegaanka ee soo Socda iyada oo loo eegayo Xaquuqda Wiilasha iyo Gabdhaha ay u leeyihiin Ka Qeybgalka Siyaasadda.
Sahro Cabdi Cabdulle oo kamid ah gabdhaha U Ololeeya Xaquuqda Dumarka ayaa Duubabka Dhaqanka ka Dalbatay in la Eego Doorka Dhalinyarada ku Leeyahiin Siyaasadda Dalka lagana Qeybgaliyo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.
Audio Player