Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Shaacisay Xilliga lagalayo Imtixaanka Dhexe ee Sana Dugsiyeedka 2020 – 2021.  

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War  Qoraal ah oo ka soo Baxay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa ku Amartay  Dhammaan Maamulka Dugsiyada Waxrasho ee Deegaanada Hirshabeelle in ay Waqti isku Mid ah Qaadaan Imtixaanka Dhexe Iskuulada ee sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Ujeedada ugu Wey nee ay Amarkaan u Soo Saartay Wasaaradda ayaa lagu Sheegay in ay Tahay Sidii loo Dhameystiri lahaa Dhammaan Casharada Iskuulada islamarkaana Hal Waqti ay Ardayda u Wada galaan Imtixaanka Dhexe ee Iskuulada Deegaanada Hirshabeelle ku yaala sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here