Dhaq dhaqaaq Ganacsiga Qudaarta ah oo laga Dareemayo Suuqyada Degmada Balcad.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee Degmada Balcad ayaa waxaa mudooyinkan dambe Laga Dareemayaa dhaq dhaqaaq Ganacsi kadib markii Beeraleyda degmadaasi ay isku howleen sidii loo xoojin lahaa wax soosaarka beeraha gaar ahaan Dalaga qudaarta iyo dalagyada kale.

Qaarka mid ah Ganacsatada iibiya qudaarta ee Degmada Balcad ayaa kawarbixiyey sida uu yahay ganacsigooda.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here