Beeraleyda Jowhar oo ku Baaqay in La caratuuro Meelaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga Shabeelle.  

0
147

Jowhar – C Radio Isnaay ) – Muuse Absuge Daahir oo kamid ah Beeraleyda Tuulada Bannaaney oo  Hoostimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ku Baaqay in la Caratuuro Goobaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga Shabeelle ka Hor inta uu San Biyo Keenin Xilliga Tacabka ka Hor.

Beeraleyda ayaa Qaarkood Hadda Wada Diyaar garowga Xilliga Guga Maadaama Dalagyadii La Beertay Deyrta ay Daadadkii Fatahaadaha iyo Roobkii Deyrta Cagta Mariyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here