Ururka WIMISOM oo Soo Xiray Tababar Gabdhaha Saxafiyiinta ah Uga Socday Magaalada Garowe.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Garowe  lagu soo gabagabeyay Tababar  ku saabsan bedqabka xogaha Baraha Bulshada ku Xiriirto ee gabdhaha Saxaafada Ka Shaqeeya iyo Sidii looga Hortagi lahaa Qataraha ka imaan kara Arintaasi.

Tababarkan ayaa Socday saddex Maalmood Waxaana lagu Qabtay Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland kaas oo ay Soo Qaban qaabiyeen Ururka WIMISOM.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here