Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Ka Digay Halista Cudurada Kuleylaha Ka Dhasha.  

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilliyadan oo kale Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaa kadilaaca Cuduro badan oo kadhasha kuleylaha iyo Nadaafad darada waxaana kamid ah Shuban Biyoodka kaas oo Soo rita Carruur iyo Dad Waaweyn sida uu Radio Isnaay U Sheegay Dr: CabdiXakiin Maxamed Cusmar oo Kamid ah Dhaqaatiirta Ka Howlgasha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here