Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duumada ama Malaariyada oo ah xunuun in muddo ah adduunka ka jiray kana mid ah xanuunada dilaaga ah ee ku dhaca bini’aadamka, ayaa Sanad waliba soo rita bulsho badan kuwaasoo oo Qaarkood u geeriyooda halka qaar kalene ay ka bogsoodaan Waxaana Xanuunkaan uu ka dhashaa biyaha wasaqda.
Gudoomiyaha Tuulada Raqayle cumar guudle Cismaaciil Ibraahim Nuur oo Idaacada Isnaay Ayaa Sheegay in Dadka Ku nool Tuuladaasi ay soo wajahday xaalad Caafimaad Daro ka dib markii tiro badan oo dadka deegaanka ah uu Soo ritay xaanunkani.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.