Ururka WIMISOM oo Tababar Muhiim ah u Qabtay Gabdhaha ka Shaqeeya Saxaafadda.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada Tababarkan lagu Qabtay Magaalada Garowe ayaa ahaa Awoodsiinta Badqabka Qabdhaha Saxaafadda ka shaqeeya sidii ay u ilaashan lahaayeen Xogaha Baraha Bulshada ee Online ka una sii Tababarilahayeen Gabdhaha kala ee ka shaqeeya Xarumahooda Waxaana  loo qabatay 15 gabdhood oo Saxafiyiin ah Kuwaas ka kalayimid gobalada dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here