Sare u kaca Qiimaha Shidaalka oo Saameeyay Darawalada Gaadiidka Magaalada Jowhar

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kacaan ku yimid Qiimaha lagu kala iibsado Shidaalka Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Saameeyay Shaqooyinkii Gaadiidka Gaar ahaan Dhalinyarada ku Xamaalan jiray Wadasta Mooto Bajaajta.

Wadayaasha Mooto bajaajta ayaa Cabasho Ballaaran ka Muujiyay Sicir Kororka kuyimid Qiimahii Shidaalka Waxaana Arintaasi ay Keentay in Qaar kamid ah Wadeyaashii Mootaada ay Shaqo La’aan Soo Wajahdo Maadaama aysan Ka Heli Karin Qarashkii ay ku Dabiri lahaayeen Noloshooda iyo Gaadiidka ay Wadaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here