Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa Soo Saaray Isku Aadka Tartanka Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir Kaas oo Dhawaan la Filaayo inuu ka Qabsoomo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Xulalka ayaa isugu aaday Sidatan.
Groupka ( A ) Waxaa ku Jira Xulalka Maamulada kala ah.
1 – Hirshabeelle.
2- Galmudug.
3- Banaadir.
Groupka ( B ) Waxaa ku Wada Jira Xulalka Maamulada kala ah.
- Puntland
- Jubaland
- Koofur galbeed.