Dugsiga Farsamada Jowhar oo Ardayda Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Kataageero  Barashada Xirfadaha Gacanta.  

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad boqol Arday oo ka kala yimaada Xaafadaha Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku Xeeran ayaa Si Lacag la’aan ah uga Waxbarta Dugsiga Farsamada Magaalada Jowhar oo ay Maamusho Hey’adda Intersom.

Ardaydan Waxaa la Baraa Maadooyin kala Duwan iyo Xirfadaha Gacanta Sida Dhar Tolidda,  Cilaan Saarka iyo Xirfado kale.

Cusmaan  Shiikh  Axmed  Caweyr Waa Macallin Bara Haweenka Xirfadda Dhar tolidda Waxaana uu Radio Isnaay uga Waramay Sida Haweenka ay u Dhiira galiyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here