Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Xooga Saaray Wax soo Saarka Dalaga Qudaarta.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa uu Caan ku yahay Wax Soo Saarka Beeraha Gaar ahaan Dalagyada Bariiska, Sisinta iyo Galeyda balse Sanadihii Dambe Waxaa Muuqanaya in Beeraleeyda ay Xooga Saarayaan Beerashada Dalaga qudaarta taas oo kaduwan Tacabka Dalagyada kale waxaana lagu sheegay in waqtiyar ay kusoo goosanayan Si ay Nolosha Qoyskooda ugu Dabaraan.

Aqoonyahan Cabdulle Saney Cumar oo ka mid ah dadkii waayo jooga u soo ahaa Wax Soosaarka Beeraha ee Magaalada Jowhar ayaa Sharxaad kabixiyey waxa kudhaliyey in beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe ay beertaan Dalaga qudaarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here