Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caado wareerka waa Xanuun ku dhaca Haweenka Waxaana inta Badan Sababa Hormoonada Qaar oo Shaqada Joojiya Taas oo Keenta in Haweeneydu ay Weyso Xilligii ay Caadada u Imaanjirtay Sida uu Sharaxayo Dr Cabdullaahi Maxamed Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta ka Howlgasha Magaalada Jowhar.
Xanuunkan oo ay Dhaqaatiirtu Aaminsanyihiin in uu Kamid yahay kuwa Hiddo Sideyaasha ah ama leyska Dhaxlo ayaa Haweeneyda ku Keena Dhalmo La’aan.
WarbixintanWaxaaInoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hilowle.