Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Ka Hadlay Saameynta Fatahaadaha Wabiga.

0
158

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Fatahaadaha ku soo noqday Deegaano iyo Degmooyin ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Saameyn ku yeeshay Wax soo Saarka iyo Nolosha Beeraleyda Gobalkani.

Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe dhanka Ammaanka Maxamuud Cilmi Raage ayaa shaaciyay Habka ugu Wanaagsan ee looga Hortagi Karo Fatahaadaha Wabiga ee ku Soo Laalaabtay Deegaanada Gobolkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here