Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Waxbarashada Deegaano Hoostaga Mahadaay.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Tuulada Xudur Ciise oo kamid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegay in Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn lixaadleh u Geysteen Goobahii Waxbarashada ee Deegaanka.

Tuulada Waxa ay leedahay hal iskuul ay Carruurta Deegaanka Wax ku Baranayeen Balse Hadda Waxaa Saameeyay Fatahaada Wabiga oo Dhammaan QolaSha Iskuul Biyo dhigay Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Muxumed Abuukar oo ah Gudoomiyaha Tuulada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here