Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Sare u Kaca Qiimaha Maciishadda.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiimaha la iibiyo Rashiinka Qutul daruuriga ee Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Sare ukacay Sababo laxiriira Biyaha wabiga shabeelle oo jaray Waddada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho inkasto hadda xaalada sidii hore ay ka duwantahay Haddana Waxaa Sare u Kac Ballaaran laga Dareemaya Qiimaha Sonkorta iyo Saliida Sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Qaar Kamid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here