Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Shaqo yari Soo Wajahday.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Waxbaratay eek u Nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle intooda Badan Waxaa Soo Foodsaartay Shaqo yari Taas oo Sababta ugu Ballaaran ay Tahay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo kala Xiray isku Socodkii Degmooyinka Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Xasan Muuse Maxamed oo kamid ah Dhalinyarada Waxbaratay eek u Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay Wadaan Qorshe Shaqo abuur loogu Sameynayo Dhalinyarada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here