Reysul Wasaare Rooble oo Mashaariic Muhiim ah ka Dhagax dhigay Baydhabo.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucani Hormarineed ee uu Reysal Wassaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobka uu ka Dhagax Dhigay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Qeybka ah Qorshaha Hormarinta Adeegyada Bulshada kuwaas oo kala ah Dhismaha Machadka Daraasaadka islaamka Xarunta Xanaanada Carruurta iyo Xarun Caafimaad oo ay Yeelaneysa Xaafadda Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo.

Dhagax dhiga ka Dib Waxaa Warbaahinta la Hadlay Qaar kamid ah Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Baay iyaga oo Tilmaamay in Muhiimad Gooni ah ay Arintani u Leedahay Bulshada Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here