Kulan looga Hadlayay Arimaha Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada oo Muqdisho Lagu Qabtay.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasinka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Xafiiska Reysal wasaaraha Soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad Wada Kulan lagu Lafa Gurayo Warbixinta Qiimeynta Maareynta Xogta Deegaanka iyo Sido kale Baahida Aqoon iyo Mida Farsamo ee Loo Bahanyahay Si Loo Dhaqan galiyo Heshiiska Caalamiga ah.

Kulankan ayaa Waxaa Ka Qeybgalay Wasaaraddaha ka Shaqeeya illaalinta Deegaanka ee Heer Federaal iyo Kuwa Maamul Goboleedyda Dalka  Waxaana leysku Weydaarsaday Dood iyo Aragti Soo Jeedin ku Saabsan Cilmi Baaris la Sameeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Haaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here