Beeraleyda Deegaano Hoostaga Mahadaay oo Wali Ka Cabanaya Waxyeelada Ayaxa.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ayaxa oo ka mid ah Cayayaanada Mugga leh ee Baabi’iya Dalagyada la beerto iyo dhammaan Dhirta Cagaaran ayaa fara ba’an ku haya beerahii ka Bad baaday Fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo kuwa xareeda lagu beeray.

Beeraleyda Deegaanka Biyo Cade oo kamid ah Deegaanada Hoostaga Degmada Mahadaay ayaa Xilligan Ka Cabanaya Ayax Raxan Raxan u Socda oo Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here