Ururka Naafada Degmada Jowhar oo Kaalmo ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Jowhar waxaa ku nool dad dan yar ah oo aan dhameystirneen lixaadkooda  waxa ay isugu jiraan dad Naafo ka ah Aragga iyo Lugaha waxa ay kaalmo weydiistaan Walaalahooda Soomaaliyeed oo ay ku maareeyan             Noloshooda waxa ay leeyihiin xarun ay isugu Tagaan  oo ay ku Kala  xog qaataan.

Baahiyaha ugu weyn ee ay qabaan ayaa ah in ay helaan Dugsiyo waxbarasho oo dadka lixaadka la’a loogu talagalay kaas oo kor uqaadaaya hamigooda waxbarasho ee mustaqbalka.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here