Keydkii Biyaha Jameeco oo ku Fatahay Deegaano Hoostaga Degmada Balcad.

0
151

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Keydkii Biyo Xireenka Tuulada Jameeco Misra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Markale Karkaarada Jabsaday isaga oo Saameyn Xoogan u Geystay Dadka iyo Dhulbeereedkii u Tabcanaa Xilligaan oo ay Noloshooda Ku Tiirsaneyd kuwaas oo  Maamul ahaan Hoostaga Degmada Balcad.

Ibraahim Maxamed Ibraahim oo Kamid ah Beeraleyda Tuulada Jameeco Misra ayaa Radio Isnaay u Sheegay in Muddo Todobaad ah ay Biyahii ka Soo Rogmaday Keydka Biyaha ay Ku Socdaan Deegaanadooda iyo Dalagyadii u Beernaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here