Dhalinyaro Shaqo Abuur ka Sameeyay Xirfada Makaaniga Baabuurta.

0
123

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Shaqada Farsamada Gacanta Waa Mid Muhiim ah isla Markaana ay Nolol Maalmeedka Qoysaskooda ka soo Saartaan Dad Badan oo Xirfadaasi Ku Shaqeysta Haba ugu Badnaadaan Dhalinyarada.

Qaar ka Mid ah Dhalinyarada ka soo Laabatay Waddamada Yemen iyo Sacuudiga ayaa Shaqo Abuur ka Sameeyay Xirfada Makaaniga Waxaana ay Sidoo kale Shaqo Abuur iyo Barasho Xirfadeed u Sameeyeen Dhalinyarada Asaagooda ah ee ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here