Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Ka Digay Halista Faquuqa Dadka Qaba Covid-19.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Takoorka ama faquuq waa mid ka mid ah hababka sida qaldan ay dadka qaarkood u faafiyaan marka lagareebo dadka aqoonta iyo fahamka u leh hab dhaqanka dadka loola Macaamilo iyadoo ay jirto Soomaaliya meelo ka mid ah oo Dadka Qaar ay Adeegsadaan Hab dhaqankaasi aan Wanaagsaneyn ee Lala Dhaqmo Dadka uu Haleelay Xanuunka Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here