Beeraleyda Tuulada Moyko oo Gurmad ka Dalbaday Maamulka Hirshabeelle.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Qasaare u geystay Tuulooyin hoosyimaada Degmada Jowhar.

Beeraleyda Tuulada Mooyko oo qiyaastii 2 km dhanka koonfureed kaga beegan Magaalada Jowhar ayaa kacabanaya nolol Maalmeedka dadka kadib Markii Fataahaadaha iyo Daadadka  Roobka ay baabi’iyen Dalagyadii u beernaa sidoo kale Qaar ka mid ah guryahii ay Dadka Deganayeen ayaa Waxa ka Barakiciyay Biyaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here